Har ni någon fråga? Ring in till oss! 040 – 15 55 41

kontakt@rahmaassistans.se

Soomaali

Rahma Assistans AB waa kambaani dadka caawiya. Waxaan nahay koox aqoon oo kazoo kala jeeda wadamo kala duwan, oo ku hadla lix luqadood. Qofki raba in lacaawiya, waxaan xaqiijnaynaa in aan u helayno wuxuu haq u leeyaha. Waxaan hubnaa in aan u heli karno shaqooyin ama kaalmo nola shiisa kor usoo qaadi karta. Waxaa lamooda in ay adagtahay in la qorto koox  ku caawin karta ama aad ku wareegto kucusub. Lakin afar tilaabo haddii la qaado waa yeeli karaa.

Waaxa bixina…

  • Waxaan keena shaqooyin wanaagsan oo leh caymis, banshan, iyo cafimaad.
  • Tabar bilaash ah (First aid or CPR).
  • Waxaan kaa caawinay naa qorida xarjiyada, qaymanta iyo haddii loo baahdo dacwooyinka maxkamadaha
  • Helida goryaqaano khabiir ku ah waxa dacwaaddu ku saabsan tahay.
  • Tusaale iyo kaalmo ku saabsan arimo kaloo badan. Sida kaalmada curyaanada xaquuqda daryeelaha, sida loo helo guryaha iyo gaadiidka.

Iyo in ka baadan!

Naalo soo xariir.

Huda Farah: 0767- 02 50 90